Soomaali
                
            
        
        
        
            
                Waaxda Xuquuqda Aadanaha ee Minnesota waa hay’adda fulinta xuquuqda madaniga ee gobolka.
Goormaad nala soo xiriiri kartaa
- Haddii aad aamminsan tahay in lagu takooray.
 
- Markaad shaqo codsato, haddii lagu weydiiyay mushaarka aad hadda qaadato ama mid aad horey u qaadan jirtay.
 
- Haddii kays horey uu xafiiskeena kaaga furan yahay.
 
Sidee baad noola soo xiriiri kartaa
Iloyaasha