Denial
Mawduuca: Warbixin la xiriirta diiwaangelintaada
Gacaliye,
Kadib dib u eegida diiwaanadeena, tallaalkaaga uma qalmo inaad heshid adiga abaalmarinta.
Waan ka xunnahay inaan ku soo ogeysiino in gudbintaada la diiday.
Si markaas aad ugu qalantid barnaamijka tallaalka abaalmarintaan, waa inaad jirtaa 12 sano ama ka weyn, oo aaad ku nooshahay Minnesota oo aad qaadatay garoojada koowaad ee tallaalkaaga COVID-19 inta u dhaxeyso Luuluyo 30 iyo Agoosto 22. Haddii aad qabtid su'aalo, fadlan la soo xiriir Qadka Dadweynaha COVID-19 ee MDH (833) 431-2053 Isniinta ilaa Jimcaha 9 a.m. - 7 p.m. iyo Sabtida 10 a.m. - 6 p.m.
Waad ku mahadsantahay is tallaalidaada iyo ku caawinta illaalinta bulshadaada COVID-19!
Aqoonsiga Gudbinta: