Confirmation
Mawduuca: Waad ku mahadsantahay iska diiwaangelinta $100 kaaga!
Gacaliye,
Waad ku mahadsantahay iska diiwaangelinta si aad u heshid $100 oo cirbadaada COVID-19 ah! Waxaan dib u eegeynaa warbixintaada. Haddii aan kaa helnodiiwaanadeena oo aad tahay qof dagan Minnesota 12 sanno jir ama ka weyn ee qaatay garoojada koowaad inta u dhaxeyso Jimcaha, Luuliyo 30 iyo Sabtida, Agoosto 22, 2021, waxaan kuu soo direynaa sharaxaadaha aad ka la baxaysid abaalmarintaada.
Si aad u hubisid inaad heshid abaalmarintaada, fadlan ka xaqiiji hoos ciwaankaaga dirista. Haddii ay qaldantahay, fadlan dib u soo gudbi codsiga abaalmarintaada.
Ciwaanka dirista:
Waad ku mahadsantahay nagu caawinta ka illaalinta nafsadaada iyo bulshadaada COVID-19! Ha iloobin inaad u sheegtid saaxibadaada in haddii ay qaataan garoojada tallaalka koowaad xiliga Agoosto 22 ay sidoo kale, u qalmi karaan helitaanka abaalmarinta $100.
Aqoonsiga Gudbinta: